Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyay dadaalka dheer ee Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharma’arke iyo Maamulka Puntland u galeen horumarinta danta Soomaaliya.

War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha ayaa waxaa uu si diirran u soo dhoweynayay oggolaanshaha ay Puntland ku oggolaatey qaabka doorashooyinka 2016 iyo wixii ka dambeeya.
S

idoo kale qabyo-qoraalka heshiiska laga wada hadlay waa dadaal dheeri ah, waxaana ku jira qodobbo aad muhiim u ah, oo ay habboon tahay in looga wada hadlo loogana heshiiyo madallada jira sida tan hoggaamiyayaasha qaran (NLF) ee dhawaan dhici doonta iyo hay’adaha dastuuriga.

Sidoo kale Madaxweynuhu wuxuu u mahad celinayaa dhammaan beesha caalamka , shacabka, isimada, waxgaradka iyo ururrada bulshada dadaalka ay mar walba la garab taagan yihiin Soomaaliya.

Madaxweynuhu ayaa wuxuu ugu baaqayaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, dal iyo dibadba, iyo beesha caalamka iney u gargaaraan dadka ay saameysay abaaraha ka jira Soomaaliya.

Xulka Heemaal Ee Dhacdoyinka Caalamka

Tiger Mauls Woman To Death At Beijing Park
Tiger Mauls Woman To Death At Beijing Park

A woman was mauled to death and another was seriously injured when they were attacked by Siberian tigers at a wildlife park in Beijing SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: http://www.youtube.com/skynews Follow us on Twitter: https://twitter.com/skynews and https://twitter.com/skynewsb...

Lions Attack & Bring Down Buffalo | Absolutely Crazy Ending!
Lions Attack & Bring Down Buffalo | Absolutely Crazy Ending!

We have had the honor of hundreds of people from around the world sending in their incredible videos for us to share, and each is unique. This one however is one that is just extremely special and plays on every emotion! Kruger accommodation specials here: http://bit.ly/Vacationdeals Incredible ...

Animal Fight to Death - Lion vs Tiger Real Fight in Jungle I HOT Battle
Animal Fight to Death - Lion vs Tiger Real Fight in Jungle I HOT Battle

Animal Fight to Death - Lion vs Tiger Real Fight in Jungle I HOT Battle,Animal Fight to Death - Lion vs Tiger Real Fight in Jungle, Animal Fight to Death - Lion vs Tiger Real Fight in Jungle I Animal Face Off, Animal Fight to Death - Lion vs Tiger Real Fight in Jungle I Battle Documentary https://yo...

Incredible footage of leopard behaviour during impala kill - www.natural-variation.com
Incredible footage of leopard behaviour during impala kill - www.natural-variation.com

Amazing footage of leopard catching, playing with and then killing impala in the Sabi Sand Game Reserve in South Africa - www.natural-variation.com Valji Varia

LEONES//Patio de recreo de los depredadores 2014 New!
LEONES//Patio de recreo de los depredadores 2014 New!

En el parque nacional de Zimbawe, hay una zona de 30 kms con un lecho de arena que fluye al río Zambeze. A ambos lados del río hay un precipicio que se convierte en un callejón sin salida para las víctimas de los grandes depredadores. Muy buen Documental.

Batalla Epica a muerte entre Bufalo y Leon
Batalla Epica a muerte entre Bufalo y Leon

Parque Nacional del Sur Luangwa, un león macho al que se le había puesto el nombre de “Ringo” o “Limpy” en el idioma local ha estado durante unos meses separado de su manada; el grupo de vigilantes de los campamentos Kaingo y Mwamba están haciendo seguimiento de este ejemplar desde septie...

Baaqa Bulshada oo waraysi cajiiba la yeeshay Abwaan Xasan Ganey
Baaqa Bulshada oo waraysi cajiiba la yeeshay Abwaan Xasan Ganey

waxa uu abwaanka waraysanaya Abwaanada wayan ee Amran Cayuun iyada oo aad ay isula qaadaadhigeen gabayada uu tiriyay abwaanku iyo sida uu ku bilaabay ee daawsho wacan

Just For Laughs - 10 Funniest Pranks (15)
Just For Laughs - 10 Funniest Pranks (15)

Just For Laughs - 10 Funniest Pranks (15) Video Edit By Km Music All Videos is from Just For Laughs Channel

Buuxi Shaxda midigta Ama E-mailka Hoos Ku Qoran Nagala Soo Xidhiidh 

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

 

 
  Mail is not sent.   Your email has been sent.

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree