Julie waa haweeney u dhalatay dalka Britain, isla-markaana iska leh bisadan, waxayna sheegtay inay si khalad ah Post uga dirtay baakad ay ku jirtay bisadaasi, oo muddo sideed maalmood wadada ku sii jirtay, iyadoo si layaab leh kaga badbaaday maqashadaasi.

“Si khalad ah ayaan u diray baakaddii ay ku jirtay Cookie.

Baakadda waxaan ka diray Magaalada Falmouth, waxaana u diray Magaalada Worthing. 260 meyl ayay wadada ku sii jirtay.” Ayay tiri Julie.

Waxay sheegtay inaysan waxba ka ogayn qaabka ay bisaddu u gashay baakadda. Baakadan oo ah nooca lagu keeno DVD-yada, ayay haweeneydaasi sheegtay inay agabyo ku direysay.

"Waxaan dareemayaa cabsi sida ay wax u dhaceen. Agabyadii aan diraayay baan geliyay baakadda, waana diray. Marka maba ogayn sida ay u dhex gashay baakadaasi." Ayay tiri Julie.

Julie, ayaa tiri “Waa wax mucjiso ah, maxaa yeelay way ka badbaaday mashaqadaasi xun. Intii ay iga maqneyd meel kasta waan ka raadiyay, illaa aan ka xaqiiqsado inayba iga maqan tahay. Waa wax aad u xun, cabsi ayaana dareemayaa."

Ka dib baaritaan lagu sameeyay caafimaadka Cookie, ayaa waxaa lagu ogaaday in caafimaadkeedu uu wanaagsan yahay, marka laga soo taggo daal iyo haraad ba’an oo haayay.

1459049969c2f13

1459049970ceaa4

1459049970ff745

145904997278d3f

1459049973136f6

1459049973136f6

145904996972917

145904997132805

Xulka Heemaal Ee Dhacdoyinka Caalamka

Tiger Mauls Woman To Death At Beijing Park
Tiger Mauls Woman To Death At Beijing Park

A woman was mauled to death and another was seriously injured when they were attacked by Siberian tigers at a wildlife park in Beijing SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: http://www.youtube.com/skynews Follow us on Twitter: https://twitter.com/skynews and https://twitter.com/skynewsb...

Lions Attack & Bring Down Buffalo | Absolutely Crazy Ending!
Lions Attack & Bring Down Buffalo | Absolutely Crazy Ending!

We have had the honor of hundreds of people from around the world sending in their incredible videos for us to share, and each is unique. This one however is one that is just extremely special and plays on every emotion! Kruger accommodation specials here: http://bit.ly/Vacationdeals Incredible ...

Animal Fight to Death - Lion vs Tiger Real Fight in Jungle I HOT Battle
Animal Fight to Death - Lion vs Tiger Real Fight in Jungle I HOT Battle

Animal Fight to Death - Lion vs Tiger Real Fight in Jungle I HOT Battle,Animal Fight to Death - Lion vs Tiger Real Fight in Jungle, Animal Fight to Death - Lion vs Tiger Real Fight in Jungle I Animal Face Off, Animal Fight to Death - Lion vs Tiger Real Fight in Jungle I Battle Documentary https://yo...

Incredible footage of leopard behaviour during impala kill - www.natural-variation.com
Incredible footage of leopard behaviour during impala kill - www.natural-variation.com

Amazing footage of leopard catching, playing with and then killing impala in the Sabi Sand Game Reserve in South Africa - www.natural-variation.com Valji Varia

LEONES//Patio de recreo de los depredadores 2014 New!
LEONES//Patio de recreo de los depredadores 2014 New!

En el parque nacional de Zimbawe, hay una zona de 30 kms con un lecho de arena que fluye al río Zambeze. A ambos lados del río hay un precipicio que se convierte en un callejón sin salida para las víctimas de los grandes depredadores. Muy buen Documental.

Batalla Epica a muerte entre Bufalo y Leon
Batalla Epica a muerte entre Bufalo y Leon

Parque Nacional del Sur Luangwa, un león macho al que se le había puesto el nombre de “Ringo” o “Limpy” en el idioma local ha estado durante unos meses separado de su manada; el grupo de vigilantes de los campamentos Kaingo y Mwamba están haciendo seguimiento de este ejemplar desde septie...

Baaqa Bulshada oo waraysi cajiiba la yeeshay Abwaan Xasan Ganey
Baaqa Bulshada oo waraysi cajiiba la yeeshay Abwaan Xasan Ganey

waxa uu abwaanka waraysanaya Abwaanada wayan ee Amran Cayuun iyada oo aad ay isula qaadaadhigeen gabayada uu tiriyay abwaanku iyo sida uu ku bilaabay ee daawsho wacan

Just For Laughs - 10 Funniest Pranks (15)
Just For Laughs - 10 Funniest Pranks (15)

Just For Laughs - 10 Funniest Pranks (15) Video Edit By Km Music All Videos is from Just For Laughs Channel

Buuxi Shaxda midigta Ama E-mailka Hoos Ku Qoran Nagala Soo Xidhiidh 

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

 

 
  Mail is not sent.   Your email has been sent.

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree