Dadka ku hadla af carabiga ayaa markii ugu horeysay ka tiro badatay dadka ku hadla af Fiinishka oo waqti dheer aheyd luuqadda labaad ee Sweden looga hadlo.

Sidaa waxaa sheegay aqoonyahay dhanka luuqadaha Mikael Parkvall oo isagu ku sameeyey dabogal inta luuqadood ee maanta Sweden looga hadlo.

- Kadib qaxootigii badnaa ee Sweden soo galay dhamaadkii sannadkii hore waxaa la oran karaa hadda af carabigu dhaafay afka Fiinishka oo waxuu nqday af labaad ee looga hadlo waddanka.

Daraasadda Mikael Parkvall waxay ka duuleysaa tirokoob la sameeyey 2012, markas oo weli afka Fiinishka ahaa luuqadda labaad ee looga hadlo Sweden, 200 000 oo qof ayaa markaa af fiinishku u ahaa afkooda hooyo halka tirada af carabiga u ahaa afka hooyo ay aheyd 155 000.

Laakiin waxii xilligaa ka denbeeyey waxaa Sweden soo degay oo ku soo batay dadka ay afkooda hooyo Carabiga tahay, halka da´da dadka afkooda hooyo Fiinishka tahay ay kor u sii kacday. Taas oo ka micno ah in dhawan af carabigu noqdo luuqadda labaad ee looga hadlo Sweden, sida uu saadaalinayo Mikael Parkvall.

Tirokoobka arrinkan la xiriira waxuu ka helay hey’adda socdaalka iyo hey’adda iskuulada iyo xaruumo kale, isagoo u barbardhigay tirokobyada waddamada kale. Laakiin Sweden ayeysan ka jirin tirkoob sax oo la raco, halka caalamka intiisa kale arrimahan tirkoobya laga sameeyo, middas oo ah wax laga xumaado sida uu qabo Mikael Parkvall:

- Waxaa loo arkaa in ay ku tahay meel ku dhaca shaqsiga in diwaangeliyo luuqadaha, sida ay u tahaymeel ku dhaca wiidaangeliyada qoomiyahada. Dowladda kasta oo dalka soo martay waxay sumcad ka doontay in diwaagelinta luuqaddaha la mid dhigto diiwaagelinta qoomiyahada ku nool Sweden.

In xasaasiyad leedahay debogalka iyo raadraaca luuqadaha looga hadlo Sweden waxuu Mikael Parkvall ogaadey marki uu warbaxintiisa daabacay. Inta badan dareemayaasha ay warbaxintiisa dhalisay waxay ahaayeen kuwo aan wanaagsaneyn, sida uu yeri:

- Weligey ima soo marin in sidaan oo kale laygu tilmaamo nacas axmaq ah.
Laakiin maxaa u maleyneysaa in sidaan dadka kuula dhaqmaan?

- Ma wax sahlan in aan sharaxo lakiin dadka qaarkod waxay ku arkaya qof wanaagsan haddii aad u soo bandhigtid sida ayagu wax u arkaan ama jecelaan lahaayeen, haddii wax ka duwan aad keentid wey kula dagaalayaan, ayuu yeri Mikael Parkvall oo ah aqooonyahay dhanka luuqadaha oo wax ka dhiga jaamacadda Stockholm.
Af-soomaaliga

Luuqadda af soomaaliga ayaa daraasadda Mikael Parkvall ku jirta kaalinta 13 labatanka luuqadood ee ugu waaweyn Sweden. 53 000 oo qof oo ku nool Sweden ayuu af soomaaliga u yahay luuqadooda hooyo.
RS

Media

Xulka Heemaal Ee Dhacdoyinka Caalamka

Tiger Mauls Woman To Death At Beijing Park
Tiger Mauls Woman To Death At Beijing Park

A woman was mauled to death and another was seriously injured when they were attacked by Siberian tigers at a wildlife park in Beijing SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: http://www.youtube.com/skynews Follow us on Twitter: https://twitter.com/skynews and https://twitter.com/skynewsb...

Lions Attack & Bring Down Buffalo | Absolutely Crazy Ending!
Lions Attack & Bring Down Buffalo | Absolutely Crazy Ending!

We have had the honor of hundreds of people from around the world sending in their incredible videos for us to share, and each is unique. This one however is one that is just extremely special and plays on every emotion! Kruger accommodation specials here: http://bit.ly/Vacationdeals Incredible ...

Animal Fight to Death - Lion vs Tiger Real Fight in Jungle I HOT Battle
Animal Fight to Death - Lion vs Tiger Real Fight in Jungle I HOT Battle

Animal Fight to Death - Lion vs Tiger Real Fight in Jungle I HOT Battle,Animal Fight to Death - Lion vs Tiger Real Fight in Jungle, Animal Fight to Death - Lion vs Tiger Real Fight in Jungle I Animal Face Off, Animal Fight to Death - Lion vs Tiger Real Fight in Jungle I Battle Documentary https://yo...

Incredible footage of leopard behaviour during impala kill - www.natural-variation.com
Incredible footage of leopard behaviour during impala kill - www.natural-variation.com

Amazing footage of leopard catching, playing with and then killing impala in the Sabi Sand Game Reserve in South Africa - www.natural-variation.com Valji Varia

LEONES//Patio de recreo de los depredadores 2014 New!
LEONES//Patio de recreo de los depredadores 2014 New!

En el parque nacional de Zimbawe, hay una zona de 30 kms con un lecho de arena que fluye al río Zambeze. A ambos lados del río hay un precipicio que se convierte en un callejón sin salida para las víctimas de los grandes depredadores. Muy buen Documental.

Batalla Epica a muerte entre Bufalo y Leon
Batalla Epica a muerte entre Bufalo y Leon

Parque Nacional del Sur Luangwa, un león macho al que se le había puesto el nombre de “Ringo” o “Limpy” en el idioma local ha estado durante unos meses separado de su manada; el grupo de vigilantes de los campamentos Kaingo y Mwamba están haciendo seguimiento de este ejemplar desde septie...

Baaqa Bulshada oo waraysi cajiiba la yeeshay Abwaan Xasan Ganey
Baaqa Bulshada oo waraysi cajiiba la yeeshay Abwaan Xasan Ganey

waxa uu abwaanka waraysanaya Abwaanada wayan ee Amran Cayuun iyada oo aad ay isula qaadaadhigeen gabayada uu tiriyay abwaanku iyo sida uu ku bilaabay ee daawsho wacan

Just For Laughs - 10 Funniest Pranks (15)
Just For Laughs - 10 Funniest Pranks (15)

Just For Laughs - 10 Funniest Pranks (15) Video Edit By Km Music All Videos is from Just For Laughs Channel

Buuxi Shaxda midigta Ama E-mailka Hoos Ku Qoran Nagala Soo Xidhiidh 

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

 

 
  Mail is not sent.   Your email has been sent.

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree